CASHARKA 2AAD: MAQAALO INGRIIS AH ( ENGLISH ARTICLES)

Elite Academy
リアクション
2026年05月21日
🎓 Kusoo dhowaada Elite Academy!
Casharkan waxaan ku baraneynaa:
✅ Determiners in English
✅ Articles (A, An, The)
✅ Sida loo isticmaalo Determiners
✅ Examples fudud oo si sahlan loo fahmi karo
📖 Casharkaan waa mid aad u muhiim u ah:
Ardayda dugsiyada
Barashada English-ka
Dadka doonaya Grammar wanaagsan
Imtixaan diyaarinta
🔥 Casharka waxaa loo sharaxay:
✔ Si fudud
✔ Si xiiso badan
✔ Tusaalooyin cad cad
🚀 Haddii aad rabto inaad si fiican u barato English-ka: 👉 Subscribe saar channel-ka
👉 Like saar video-ga
👉 Share garee saaxiibadaa
📌 Elite Academy – Learn • Grow • Succeed
#EliteAcademy #Determiners #LearnEnglish #EnglishGrammar #SomaliEducation #StudyTips #Waxbarasho #EnglishSomali #OnlineClasses #Arday